Muhajiriin Gaadhaysa 300,000, Oo La Filaayo Inay Galaan Waddanka Jarmalka.

0
Monday August 29, 2016 - 08:48:13 in by salman abdi
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muhajiriin Gaadhaysa 300,000, Oo La Filaayo Inay Galaan Waddanka Jarmalka.

    Jermalka ayaa filaaya in ilaa 300,000 oo kale oo qaxooti ah ay soo gaadhaan Jermalka inta ka dhimman sanadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jermalka ayaa filaaya in ilaa 300,000 oo kale oo qaxooti ah ay soo gaadhaan Jermalka inta ka dhimman sanadka


20168286360796012946677432016828636079508998080158german

Sidaa waxaa warbaahinta caalamiga ah ay kasoo xigatay Xafiiska Socdaalka iyo Qaxootiga ee dalkaa. Xafiiskaa ayaa sikastaba ha ahaatee wuxuu u caal waayay qaxootigii hore ee galay dalkaa.

In badan oo qaxootigaa ah ayaa durba codsaday magangalyo. Sanadkii lasoo dhaafay oo qura waxaa Jermalka galay ilaa 1 malyan oo qaxooti ah oo ka kala yimid Afghanistan, dalalka bariga dhexe iyo qaarada Afrika.

Haweeneyda madaxa u ah dawlada dalkaa Angela Merkel ayaa u roon qaxootiga balse waxaa muuqata in badi shacabka dalkaa ay siyaasadeeda ku aaddan qaxootiga u arkaan in ay tahay mid xun.

Tirada kooxaha kasoo horjeeda muhaajiriinta iyo taageerada loo hayo ayaa batay.