Deg Deg:Agaasimihii Guud Wasaarada Ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax Oo Goor Dhayayd Geriyoday Magalada Hargaysa

0
Monday August 29, 2016 - 16:58:21 in by salman abdi
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Agaasimihii Guud Wasaarada Ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax Oo Goor Dhayayd Geriyoday Magalada Hargaysa

    Alle ha u naxariisto Agaasimihii guud ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax ayaa maanta goor dhaweyd ku geeriyoodey Magaalada Hargaysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariisto Agaasimihii guud ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax ayaa maanta goor dhaweyd ku geeriyoodey Magaalada Hargaysa .

waxaa uu ahaa siyaasiygu siyaasi waxana lagu xasuustaa guulihii xisbiga kulmiye ka gaadhay magaalada Berbera doorashooyinka 2010 wuxuu ahaa ganacsade.

Wuxuu uu sidoo kale ahaa muwaadiin dad jecel oo bulshada u naxariista ehelkii iyo qaraabadii samir iyo iimaan alleh ha ka siiyo


cali