Agaasimaha Gobolada Bari Ee Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Tacsi U Dirtay Agaasimihii Guud Ee Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland

0
Monday August 29, 2016 - 18:31:10 in by Burco Office
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Gobolada Bari Ee Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Tacsi U Dirtay Agaasimihii Guud Ee Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland

    Burco (AFKA)Agaasimaha Gobolada Bariga Ee Wasarada Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Ku Hadlaysa Magaceeda Iyo Ka Shaqalaha Wasarada Arimaha Bulushada Ee Gobolada Bariga Somailand Waxay Ka Tacsidaynaysa Wasaarada Arimaha Bulsh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco (AFKA)Agaasimaha Gobolada Bariga Ee Wasarada Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Ku Hadlaysa Magaceeda Iyo Ka Shaqalaha Wasarada Arimaha Bulushada Ee Gobolada Bariga Somailand Waxay Ka Tacsidaynaysa Wasaarada Arimaha Bulshada ,Shacabka Somalila

nd ,Ehelkii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Faarax Xirsi,Oo Ahaa Agaasimihi Guud Ee Wasarada Arimaha Bulshada Iyo Shaqada Oo Hargaysa Ku Geeriyooday Maanta,

Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Soo Gaadhsisay Waraqdan Tacsida Warbaahinta Ayaa Waxa Ay Ku Sifaysay Ilahay Ha U Naxaristee Marxum Maxamed Faarax Oo Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasarada Arimaha Bulshada Iyo Shaqada Somaliland Inuu Ahaa Agaasime Hufan Oo Dacad Iyo Shaqo Hufnaan Ah Isku Darsaday Kuna Tilmaamtay Tiir Ka Mida Rukumada Ay Ku Taagnayd Wasarada Arimaha Bulshada Somaliland Inuu Ka Baxay,


Marwo Sahra Maxamed Xuseen Waxay Ilahay Uga Baryaysaa Inuu Naxariisti Janno Fardawso Ka Waraabiyo Ilahay Samir Iyo Imaan Saadiqana Kasiiyo Shacabka Somaliland Iyo Dhamaanba Ehelkii Iyo Qarabada U Ka Baxay Marxuumku Maxamed Faarax Xirsi,

cali

Innaalillaahi Waa Innaa Ilayhi Raajicuun.

 

Alle mahad leh