Daawo: Shirguddonka Golaha Wakiilada oo Xildhibanada Soo Xaadiri Waaya kalfadhiyada Golaha ugu Hanjabay in Warbaahinta laga Baafin Doono iyo Xildhibaano ka Cawday Arrintaas

0
Tuesday August 30, 2016 - 08:32:59 in by Burco Office
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Shirguddonka Golaha Wakiilada oo Xildhibanada Soo Xaadiri Waaya kalfadhiyada Golaha ugu Hanjabay in Warbaahinta laga Baafin Doono iyo Xildhibaano ka Cawday Arrintaas

    Warqad ka soo baxdey xafiiska xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu baafiyey xildhibaano ka tirsan golahasi oo la sheegay in aanay fadhiyadii ugu danbeeyey ka soo qeyb galin .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqad ka soo baxdey xafiiska xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu baafiyey xildhibaano ka tirsan golahasi oo la sheegay in aanay fadhiyadii ugu danbeeyey ka soo qeyb galin .


 

Markii warkan lagu soo daabacay qaar ka mid ah wargeys-yada ka soo baxa dalka ayaa qaar ka mid ah xildhibaanada la baafinaayey ay ku dhex dhaceen golaha wakiilada isla markaaan ay shir gudooonka golahaasi uga cawdeen sababta wargeys-yada looga baafinaayo

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu u sheegay xildhibaanada cabshada ula yimid in aanay dadweynuhu u dooran in ay mushahar iska qaatan balse loo doortey in ay qaranka u shaqeeyan xildhibaankii golaha ka soo xaadiri waayana warbaahinta laga baahin doono