Guurka /jecelka dhakhaatiirta dhex mara WQ-Dr Barkhad Ahmed.

0
Thursday September 01, 2016 - 15:25:52 in by salman abdi
  • Visits: 1330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guurka /jecelka dhakhaatiirta dhex mara WQ-Dr Barkhad Ahmed.

    ku dhawaad 40% dhakhaatiirtu (The physicians.) wax ay jecel yihiin in ay dhakhtaraddu nolosha la waadgto dhakhatar halka dhakhatarkuna nololsha la wadaagp dhakhatarad,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ku dhawaad 40% dhakhaatiirtu (The physicians.) wax ay jecel yihiin in ay dhakhtaraddu nolosha la waadgto dhakhatar halka dhakhatarkuna nololsha la wadaagp dhakhatarad,

 haddii arrinkaasi suurobi weydo waxay dhacdani ama cilmi baadhistani xaqiijinyasaan in cid uun caafimaadka ku shaqo leh la wadaag noloshooda halka ka door bidi lahaayeen cid kaleeto oo aan kuuliyaddan ahayn siduusheegay Dr warbixintani diyaariyey taas wuxuu ku sababeeyey in ay tahay dhinaca waqtiga madaama ay dhakhaatiirtu yihiin kuwa ugu mashquulka badan dadka iyo iyagoo kulanka ay cid kale la kulmayaan ay aad u yar tahay ayuu sabab uga dhigay in ay waqtigood la qaatan cid shaqo ku leh kuuliyadoodan caafimaadka sidoo kale wuxuu ku sababeeyey markii ardaydda la ahaa iyo markii shaqadda la helayba wax jirta saacado dhaadheer oo ay wadda qaateen halkaasina waa fursadda ay ugu faaiideysan karaa waqtiga helitaan kood oo bata iyo Is fahan dhinaca dabeecaddaaa sidoo kale dhakhataradd ku takhasuustay xanuunada dumarka aya waxay sabab uga dhigatay in ay jiraan soo jiidasho dhinaca khibrada ah madaamaa ay wadaagayaan luuqad isku mid ah mar kastaa taasoo sahli karata in si aad u dhow noqdaan dad iska xiga cid kastaaa Dr ku takhasuusaay cilmiga nefsigu wuxuu ku sababeeyey labadan qof waa labad qof ee si weyn iskula fahamaayaa xaaladaha adage e soo wajahaayaa bukaanaadda madam ay labadu aqoon ahaan caafimaadka ugu dhex jiraan xaalad kastoo adagna way faalqaynayaa oo taasi waxay sahali kartaa in habeenkii halkay sheeko ka qaadan lahaayeen ka sheekaystaan xaalad adag oo feker u baahnayd .

 

Dhibaatadda kelya ee guurkani leeyaha waa dhinaca goaan qaadashaadaaa (as doctor ur decision maker ) guriggan wax nolosha kula wadaagaysaa qof iyna ah (Decsion maker ) ah oo labadiinuba waxaad tihiin dad goaan qaadashada si fcn u yaqaan oo si fudud markaad isku qabatan midkiinba goaankiisa gooni u qaadanaaayo . sidoo kale Dhakhtaradda waxay intaasi ku dartay in ay jiraan faaiidooyin caruurtu helaan markaaas oo ah in si fcn caafimaadkood loo ilaalinaayo .

Xigasho : waxaan ka soo turjumay wejiga hore ee (face medicine )


Waxa Turjumay Barkhad ahmed