Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Todobaadka Afraad Ee Premier Leaque-ga Oo La Shaaciyay, Garsoorahee Qaban Doona Kulanka Manchester Derby?
Waxaa kulamada afraad lagu furi doonaa kulanka ugu adag ee la wada sugayo ee Old Traffrod ku dhex mari doona kooxaha ree Manchester ee United iyo City. Waxaana kulanka Manchester Derby dhex dhexaadin doona garsooreMarkClattenburg oo ay caawin doonaanJ Collin iyo S Bennett halkaM Dean uu noqon doono garsooraha afraad.
Halkan kaga bogo dhamaan garsoorayaasha iyo kaaliyaasha qaban doona kulamada todobadka Afraad ee Premier Leaque-ga.
Kulamada Sabtida,10 September
Manchester United v Manchester City(Sky Sports)
Garsoore:MarkClattenburg
Kaaliye:J Collin iyo S Bennett
Garsooraha Afraad:M Dean
Arsenal v Southampton
Garsoore:BobbyMadley
Kaaliye:M Perry, E Smart
Garsooraha Afraad:S Hooper
AFC Bournemouth v West Bromwich Albion
Garsoore:KevinFriend
Kaaliye:S Long, D Eaton
Garsooraha Afraad:C Kavanagh
Burnley v Hull City
Garsoore:PaulTierney
Kaaliye:S Beck, I Hussin
Garsooraha Afraad:M Oliver
Middlesbrough v Crystal Palace
Garsoore:NeilSwarbrick
Kaaliye:S Ledger, A Halliday
Garsooraha Afraad:M Jones
Stoke City v Tottenham Hotspur
Garsoore:AnthonyTaylor
Kaaliye:P Kirkup, G Beswick
Garsooraha Afraad:J Moss
West Ham United v Watford
Garsoore:MartinAtkinson
Kaaliye:S Child, S Burt
Garsooraha Afraad:S Martin
Liverpool v Leicester City(BT Sport)
Garsoore:CraigPawson
Kaaliye:H Lennard, A Holmes
Garsooraha Afraad:L Mason
Kulamada Axada, 11 September
Swansea City v Chelsea(Sky Sports)
Garsoore:AndreMarriner
Kaaliye:A Nunn, A Garratt
Garsooraha Afraad:R East
Kulamada Isniinta, 12 September
Sunderland v Everton(Sky Sports)
Garsoore:Mike Jones
Kaaliye:M Scholes, D Cann
Garsooraha Afraad:N Swarbrick
Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Todobaadka Afraad Ee Premier Leaque-ga Oo La Shaaciyay, Garsoorahee Qaban Doona Kulanka Manchester Derby?
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada todobaadka afraad ee Premier Leaque-ga. Kulamda afraad ee horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doonaa Sabtida10 Septemberilaa Isniinta12 Septemberiyada oo markale ay kooxaha