Tottenham Oo Ugu Danbayn Ku Guulaystay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Xidigeeda Christian Eriksen
Kooxda Tottenham ayaa muddo ka soo shaqaynaysay sidii ay heshiis cusub uga saxiixan lahayd xidiga kooxdeeda eeChristian Eriksen kaas oo hore loo sheegay in uu diiday in uu saxiixo heshiis cusub oo ay Spurs xili hore u soo badhigtay, waxaana hore loo sheegay inChristian Eriksen uu dalbaday mushaar qaali ah.
Christian Eriksen ayaa kooxdiisa Tottenham u saxiixay heshiis White Hart Lane ku sii hayn doona 2020 kaas oo u quus goyn doona kooxihii uu hungurigu kaga jiray saxiixaChristian Eriksen.
RASMI: Christian#Eriksentelah menandatangani kontrak baru dengan kami sehingga 2020.
Woohoo!
Tottenham Oo Ugu Danbayn Ku Guulaystay In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Xidigeeda Christian Eriksen
Kooxda Tottenham ayaa muddo ka soo shaqaynaysay sidii ay heshiis cusub uga saxiixan lahayd xidiga kooxdeeda eeChristian Eriksen kaas oo hore loo sheegay in uu diiday in uu saxiixo heshiis cusub oo ay Spurs xili hore u soo badhigtay, waxaana hore loo