Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.

0
Friday June 06, 2014 - 03:32:25 in by London Office
  • Visits: 1352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa xisbiga Ucid Mr Jamaal.

Hargeysa(Afk):-- Waxaa dalka somaliland ku soo guryo noqday Gudoomiyha xisbiga ucid Injineero Faysal Cali Waraabe oo baryahaba Safar ku joogay dalka isutaga Imaaraadka carabta.

Faysal Cali waraabe ayaa waxaa uu faahfaahin dheraad ah ka bixiyay Khilaaf la sheegay Inuu ka dhaxeeyo Isaga Iyo Musharxa xisbiga ucid Aqoonyahan Jamaal Cali xuseen, Wareysi Kooban uu siiyay wariyaha Shabakada wararka ee Caalamigaa QoryaaleNews.Com (Media Group) Ayaa waxaa u u dhigan Sidan.

Su'aal:Gudoomiye waxaad ku maqnayn Baryahaba dalka dibadiisa gaar ahaan wadanka isutaga Imaaraadka maxuu daranaa safarkaagi?

J: marka hore waxaan salaamay dhamaan inta ka hawl gasha website Caalamiga ah ee QoryaaleNews.com oo aan aad u akhristo una muuqda dhexdhexaad marka xigta Shacbka reer Somalilnd, hadaan intaa ka gudbo Safar laba todobaad qaatay ayaan ku gaadhay Dalalka Dibada gaar ahaan dalka isuTaga Imaaraadka carabta waxaanu Safar kaygu khuseeyay kala Qaybgalka shacabka reer somaliland ee ku nool Imaaraadka 18 ka may waana kala soo qayb galay.

Su'aal: Waxaad la kulnteen Adiga Iyo Musharxa xisbiga ucid ee aad hada gudoomiyaha ka Tahay madaxwaynihii hore ee somaliland Mudane daahir Riyaale Kaahin waxaana la sheegay sida warbaahinta maxaligaa soo gaadhay Inuu gartiina ku jiray oo galay Adiga Iyo Jamaal Cali xuseen oo aad ku qabsatay AMA aad Isku haysaan kiina Musharaxa rasmiggaa ee xisbiga ucid noqnaaaya maxaa ka jira arinkaa Gufoomiye?

J:Haa kolay waa jiraa Khilaafka aad ka dhawaajisay ee aniga Iyo Jamaal noo dhaxeeya Lakiin ma jacli in aan ka hadlo hada.

Su'aal: Xisbiga ucid ilaa hada sida aanu ognahay waxaa ka Musharaxa Jamaal Cali xuseen sow maha?

J:Haa Lakiin aniga qudhaydu waxaan ahayd Musharaxa madaxwaynanimo ee xisbiga ucid oo waxaad ka Wada dharag santihiiin sharciga xisbiga ayaa ii ogol isu tanaasulna wali lama gaadhin waxaana aniga Iyo Jamaal ku kala baxayna shir waynaha xisbiga ee soo socda aniguna waanu isu soo taagayaa Musharaxa xisbiga Jamaal waa sidaa si la mida ilaa hadana ma jirto cid madaxwyane isu soo sharaxaysaa.

Su'aal: Waxaad Kula kulanteen dalka isutaga Imaaraadka carabta madaxwaynihii hore ee somaliland oo la sheegay Inaad Usoo ban dhigtaan Khilaaf kiina si uu oga garnaqo madaama uu khibrad u leeyahay isqabqabsiga madaxda xisbiyada maxaa arinkaa ka jira?

J: Haa waanu la kulanay daahir Riyaale waana madaxwaynihii hore ee Somalilnd sida aan hore kuugu Jawaabay ma rabo inaan ka sheego saxafada arimaha Iyo qodobada uu nooga Garnaqay aniga Iyo Jamaal Lakiin waxaan ahay Musharaxa xisbiga ucid sharciga ayaa ii ogol waxaana sugayaa shir waynaha xisbiga ee bilaha soo socda dhacayaa.

Su'aal: hore miyaydaan Adiga Iyo Jamaal wax ugu heshiin oo aanad u dayn Musharaxa xisbiga adiguna qaadan gudoomiyaha?

J: Waxaasi ma jiraan mana la hayo meel aanu Heshiiska ku kala seexanay mana garanaayo meesha aad ka keentay warkaa waana nasiib daro hadii uu Jamaal Iska dhaadhiciyay Inuu kaligii yahay musharax rasmigaa ee xisbiga ucid una sheegay dadka.

Su'aal: Markaa Faysal ma waxaad leedahy Musharaxa xisbiga ucid wali waa jago banaan Lakiin Jamaal Cali xuseen ayaa si ku meel gaadha Usii haya?
J: good question, haa waa sida aad sheegtay Musharaxa madaxwaynanimo ee xisbiga ucid wali waa noo simantahay waxaana Musharax ka aha aniga Iyo Jamaal ba".

Su'aal:hadii markale xisbiga ucid uu Khilaaf ka dhex qarxo miyaanay u muuqan in ay mushkiladu Adiga Tahay Faysal Cali waraabe ahan ileen waa la Wada ogaa waxii Adiga Iyo garabkii cabdiraxmaan ciro hogaaminayay kala qabsaday hadana maxakamada ayaa idin kala saari?
J: khilaafku waxaa uu ka Midyahay nolasha bini aadamka Iyo Siyaasada markaa waan eegi sida ay noqoto.

Su'aal: waxaa jirta Khilaaf soo kala dhex galay xisbiga kulmiye oo labagarab u kala jabay maxaad ka ogtahay?J: kolay inta aad kala socotaan uun baan ka war haya dalkana waan ka maqnaa Lakiin waxaan leeyahay sharciga ku kala baxa uu xisbiga kulmiye leeyahay, marka aan u kuur galana war bixin ayaanu ucid ahaan ka soo saari doona.

Su'aal: hadii Khilaaf xisbiga kulmiye soo Wajahay waxaad la socotaa in Golaha guurtida waanwaan ka dhex wadaan mayaan la odhan karin doorasho lagama gaadhsiinaayo madaama ay jiraan hawlo badan oo qabyo ah sida (voting registration) qaadhaan bixiyayaasha doorashada oo aan Yana diyaar ahayn madaama Khilaaf jiro?

J:maya yeeli mayno waa in doorashada xili geeda xukumada kulmiye ku qabtaa horena sida record garaysan waxaa uu madaxwaynaha somaliland Axmed Silaanyo sheegay inaanu Rabin in wakhti loogu daro aniguna hadaanu Nahay xisbiyada mucaaridka yeeli mayno wax kasta oo dhaca.!

Afkashacabka.Com
Hargeysa/Office
Contact@Afkashacbka.com