Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

0
Friday June 06, 2014 - 11:28:54 in by salman abdi
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

    Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa maanta booqday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Waxaa waddooyinka xaafadda isugu soo baxay kumanaan ruux oo dhagaysanayay khudbadda Raila.

Waxaa xaafadda muddo labo bilood ka badan ka socdo howlgallo ay dowladdu sheegtay inay doonayso inay ku sugto ammaanka.Raila ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada ku dhacday dadka Soomaalida ee xaafadda Isli.

Hoggaamiyaha mucaaradka ayaa sheegay in sugidda ammaanka ay tahay howl u taalla dowladda.Raila ayaa dib ugu soo noqday dalka kaddib muddo saddex bilood ah oo uu Maraykanka ku maqnaa.Isbahaysiga mucaaradka ee uu hoggaamiyo Raila ayaa billaabay olole ka dhan ah dowladda oo ay sheegeen inay ku fashilantay inay gudato howshii loo soo doortay.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contactafkashacabka.com