Wakhti (time)..W/Q/:Hinda Cabdi Sheekh(Xikma)

0
Sunday September 18, 2016 - 15:54:27 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakhti (time)..W/Q/:Hinda Cabdi Sheekh(Xikma)

    wakhtigu waa qayb ka mida nolosha ,aadamaha cimriga qof ku waa saacado leysku geeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wakhtigu waa qayb ka mida nolosha ,aadamaha cimriga qof ku waa saacado leysku geeyey

 oo noqday: usbuuc, bil iyo sannad.intaas oo dhan marka laysku geeyo;waxay noqotay wakhtiga iyo sannadaha aad jirtay,ee aad soo gaadhay Allena kugu simay intaa ay doontoo-ba ha ahaatee.afar iyo labaatanka saacadood ee aadamekasta haysto,qofba sibuu uga faa'iidaystaa,una maamulaa.inta badan maamulka wakhtiga waa lagu kala duwan yahay, sida qab nololeedkaba loogu kala duwan yahay.

wakhtigu ha yaraado, ha badnaado, waa wakhti .aduuwakhtigaaga ma ka faa'iidaysta?

inta ugu badan wakhtigaaga maxaad ku lumiska?ma ku xiisabtantaa wakhtigaaga?

jadawaal wakhti ma leedahay?baraha bulshada intee wakhtiya ayaad gelisa?

wakhtigu waa muhiim in aad ka faa'iidaystaa labaadba daaroodba(if iyo aakhiro)

u samee wakhtigaaga jadwal aad raacdo.sida:

wakhti cibaado

wakhti wax akhris

wakhti qorshe nololeed

wakhti qoyska lala qaato

wakhti asaxaaba aad la qaadato

wakhti shaqo

wakhti hurdo

wakhti nafta la nasiyo

intaas ayaa ugu muhiimsan jadwalka wakhti,lakiinqofku isagaayay ku xidhan tahay waxa u ku kor-dhinaayo iyo waxa u ka reebayo.

sheeko na dheex martay aniga iyo mid ka mid ah asaxaabtayda,maalin maalmaha ka mid ah, ayaan su'aal weydiiyey mid ka mid ah ,asaxaabtayda su'aashaas waxay ahayd mid ku saabsanwakhtiga iyo sida u u mareeyo .

wuxuna igu jawaabay:

" waxba wakhtiga laguma xiisabtamo, lays kumana daaliyo waa la arka waana la dhafa!''

W/Q:Hinda Cabdi Sheekh(Hinda Xikma)

Hinda20999@gmail.com