Daawo Sawirada:Meherkii Meherrada iyo Madal Dhaqameed la isugu Guuriyey Cabdimalik Muse Coldoon iyo Aasiya Cumar Faarax

0
Thursday September 22, 2016 - 16:15:06 in by salman abdi
  • Visits: 1962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Meherkii Meherrada iyo Madal Dhaqameed la isugu Guuriyey Cabdimalik Muse Coldoon iyo Aasiya Cumar Faarax

    Guud ahaanba Maamulka, iyo shaqaalaha Shebekedda Afkashacabka waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco ba Hawada u marinayaan Suxufiga Caanka ah ee Cabdimalik Muse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya Faarax Cumar Dubadoo saaka meherkoodu ka dhacay Geed weyn oo ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaanba Maamulka, iyo shaqaalaha Shebekedda Afkashacabka waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco ba Hawada u marinayaan Suxufiga Caanka ah ee Cabdimalik Muse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya Faarax Cumar Dubadoo saaka meherkoodu ka dhacay Geed weyn oo ku yaalla Beer ka mida Beeraha waaweyn ee caasimadda Hargeysa, Ilaahay Ha isu barakeeyo qoyskaas Cusub.