Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Oo Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay-

0
Thursday September 22, 2016 - 18:14:20 in by Hargeysa Office
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Oo Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay-

    Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Ayaa Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarumaha Waawayn Ee xisbiga Wadani Ayaa Maanta Cidlo Laga dareemayay Una Muuqday Qaar la faaruqiyay


iyadoo ay isa soo tarayso khilaafka soo kala dhexgalaya masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaradka ah ee wadani
ayaa waxaa maanta guud ahaanba ay albaabadu ulaab naayeen xarumaha waawayn ee xisbiga wadani ee magaalada hargaysa
iyadoo qaarkamida masuuliyiinta faarujiyay xafiisyadoodii ay fadhiyo tamashlayna ku joogeen hotel lake asal ee magaalada hargaysa
halkii ay shaqadooda ka qabsan lahaayeen.

hadaba arintan ayaa dhabar jab wayn ku noqonaysa taageeerayaasha  xisbiga aan lugaha adag ku taagnayn ee wadani
iyadoo lafilayo in shirwaynihii goloha dhexe ee xisbiga mucaardka wadani uu qabsoomi doono bisha inagu soo foodle






Afkashacabka
Hargeisa office