Daawo:Maxkabada Degmada Hargeysa Oo Go,aan Ka Soo Saartay Wiil 16jir Ah Oo Laba Qoys Isku Haysteen Isirkiisa

0
Saturday September 24, 2016 - 16:40:27 in by Burco Office
  • Visits: 847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maxkabada Degmada Hargeysa Oo Go,aan Ka Soo Saartay Wiil 16jir Ah Oo Laba Qoys Isku Haysteen Isirkiisa

    Maxkamada Dagmada Hargeysa Ayaa Maanta Xukun Ka Soo Saartay Dhacdo Cajiib Ah Oo Mudooyinkanba Kiis Keedo Ka Socday Maxkamada. Waxaana Dacwada Kiis Kani Ahaa Wiil Yar Oo Dadiisu Tahay 16 Jir Isku Maan Dhaafay Sheegashada jinsiyadiisa Laba Qooys Oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Dagmada Hargeysa Ayaa Maanta Xukun Ka Soo Saartay Dhacdo Cajiib Ah Oo Mudooyinkanba Kiis Keedo Ka Socday Maxkamada. Waxaana Dacwada Kiis Kani Ahaa Wiil Yar Oo Dadiisu Tahay 16 Jir Isku Maan Dhaafay Sheegashada jinsiyadiisa Laba Qooys Oo Ka Kala Kooban Aaabo C/Rashiid Dirir Cali iyo Hooyo Jawaaahir Cabdi Diiriye iyo Garabka Qooyska Kale Oo Kala Ah Aabo Jaamac Maxamuud Cali iyo Hooyo Aasiya Macali

Waxaana markii ay maxkamadu dhegaysatey dhaakiirta dhinca jinsiga ay ilmahaasi yar u xukuntey C/Rashiid Dirir Cali iyo Hooyo Jawaaahir Cabdi Diiriye iyada oo qoyskii kalana u aqoonsatey danbiilayaal ka been abuurtey ilmo aanay dhalin isla markaana lagu xukumay minsaddex sanno ah iyo lacag saddex malyan ah