Deg Deg;Warire Axmed Muuse(Sakaaro) Oo Goordhawayd Ciidanka Booliska Gobalka Togdheer Xabsiga U Taxaaben.

0
Sunday September 25, 2016 - 21:06:46 in by salman abdi
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Warire Axmed Muuse(Sakaaro) Oo Goordhawayd Ciidanka Booliska Gobalka Togdheer Xabsiga U Taxaaben.

    Waxaa magaalada Burco lagu xidhay maanta wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) oo ah wariye ka hawl gala magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Burco lagu xidhay maanta wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) oo ah wariye ka hawl gala magaalada Burco.

Wariyahan ayaa ku xidhan saldhig ku yaala dawlada Hoose ee Burco

Wariyaha oo ay noo suuro gashay inaanu khadka telifoonka ku helno ayaa noo sheegay in amarka lagu soo xidhay cid bixisay aanu garanayn balse markii uu waydiiyay taliya qaybta uu usheegay in amar uu ku soo xidhay la amray sidaasna uu ku xidhay wariyaha

Wariye sakaaro ayaa sidoo kale ah gudoomiye ku xigeenka ururka saxaafada ee SECJA , waxaanu dhawaan ka hadlay hanjabaadii uu wasiirka madaxtooyada Somaliland uu ujeediyay saxaafada Somaliland.

Ilaa imika si rasmiya looma garanayo cida ka

dambaysa xadhigiisa wax masuuliyiin ah oo ka hadlayna majiraan xaga xukuumada iyo mucaaradkaba.

 

Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe.