Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray
Afka-Hargeisa Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray
sidaanu hore idiinku shaacinay waxaa marqudha lagu war helay shaqaalihii iyo maamulkii tvga oo marqudha iskaga faarujiyay tvga afsoomaaliga ku hadla ee kalsan taas oo habeenkii xalay baraha bulshada qabsatay
hadaba ilo warara oo ay heshay shabakada wararka ee afkashacabka ayaa sheegaya in xisbiga wadani uu masuul ka ahaa in shaqaalahaasi marqudha
shaaciyaan in ay gabi ahaanba joojiyeen shaqadii ay ka hayeen tvgaas
arintan ayaana ka danbaysay markii dhawr casho kahor loo dhiibay maamulka tvga kalsan xubno u ololeeya xisbiga mucaaradka ah ee wadani
taas oola sheegay in ay shaqaalihii ,, ku wargaliyeen inay ka qaybqaataan ololaha iyo kaambaynada xisbiga wadani, laakiin arintan ayaan noqon mid u cuntanta shaqaalihii mudada dheer kasoo hawl galaayay tvgaas.
arintan ayaana ilaa hada ay ku jaah wareer sanyihiin dadwayne farabadani hase yeeshee waxaa laga warsugayaa xisbiga wadani inuu jawaab cad ka bixiyo arintan