Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray

0
Monday September 26, 2016 - 08:16:39 in by Hargeysa Office
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray

    Afka-Hargeisa Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka-Hargeisa Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray


sidaanu hore idiinku shaacinay waxaa  marqudha lagu war helay shaqaalihii iyo maamulkii tvga oo marqudha iskaga faarujiyay tvga afsoomaaliga ku hadla ee kalsan taas oo habeenkii xalay baraha bulshada qabsatay
 
hadaba ilo warara oo ay heshay shabakada wararka ee afkashacabka ayaa sheegaya in xisbiga wadani uu masuul ka ahaa in shaqaalahaasi marqudha
shaaciyaan in ay gabi ahaanba joojiyeen shaqadii ay ka hayeen tvgaas

 arintan ayaana ka danbaysay markii dhawr casho kahor loo dhiibay maamulka tvga kalsan xubno u ololeeya xisbiga  mucaaradka ah ee wadani 
taas oola sheegay in  ay shaqaalihii ,, ku wargaliyeen inay ka qaybqaataan ololaha iyo kaambaynada xisbiga wadani, laakiin arintan ayaan noqon mid u cuntanta shaqaalihii mudada dheer kasoo hawl galaayay tvgaas.


arintan ayaana ilaa hada ay ku jaah wareer sanyihiin dadwayne farabadani hase yeeshee waxaa laga warsugayaa xisbiga wadani inuu jawaab cad ka bixiyo arintan