Wasiirkii warfaafinta Puntland oo is casilay, kana hadlay sababta uu xilka u baneeyey

0
Monday September 26, 2016 - 20:45:32 in by Hargeysa Office
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii warfaafinta Puntland oo is casilay, kana hadlay sababta uu xilka u baneeyey

    Wasiirka Warfaafinta maamul goboleedka Puntland Maxamud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilka. Warqadiisa iscasilaada ayuu sheegay inuu gudbiyey maanta Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Wasiirka Warfaafinta maamul goboleedka Puntland Maxamud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilka. Warqadiisa iscasilaada ayuu sheegay inuu gudbiyey maanta Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Soocadde ayaa warbaahinta u sheegay inuu xilka isaga casilay duruufo qoys oo isaga u gaar ah, wuxuuna sheegay inuu ka aqbalay Madaxweyne Cabdiwali Gaas is-casilaadiisa.

Wuxuu uga mahadceliyay Soocade wada shaqeyntii soo dhexmartay madaxda Puntland iyo qaar ka mid ah warbaahinta maamulkiisa.

Waxaa lagu xasuusan doonaa wasiirkan iscasilay khilaaf, waxqabad la’aan iyo hadalo aan anshaxa iyo sumcada dowladnimo ku habooneyn oo uu saxaafada siin jiray marka uu hadlayo.