Hirdanka Udhexeeya Gudoomiye Ciro iyo Xooghaya Guud ee Xisbga Wadani Oo meel Cakiran Maraya

0
Tuesday September 27, 2016 - 10:36:51 in by Hargeysa Office
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hirdanka Udhexeeya Gudoomiye Ciro iyo Xooghaya Guud ee Xisbga Wadani Oo meel Cakiran Maraya

    Hirdanka Udhexeeya Gudoomiye Ciro iyo Xooghaya Guud ee Xisbga Wadani Oo meel Cakiran Maraya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hirdanka Udhexeeya Gudoomiye Ciro iyo Xooghaya Guud ee Xisbga Wadani Oo meel Cakiran Maraya

waxaa maalintii shalay soo ifbaxay khilaaf udhexeeya masuuliyiinta sare xisbiga mucaaradka ah ee wadani kaas oo salka ku haya markii xoog hayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani uu sheegay inay ku qanceen go aankii maxkamada dastuurigaahi ku kala qaaday labada doorosho
ee ta madaxwaynaha iyo tan wakiilada.

waxaa hadaba isaguna arintaas ka biyadiiday gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani mudane cabdiraxmaan cirro
kaas oo indha la aan ku tilmaamay goaanka  ay maxkamadu kasoo saartay in lakala qaado labada doorasho.

hadaba khilaafkan ka curtay xisbiga wadani ayaa haatan maraya meel xasaasiya kaas o daba socday dhawaan markii khilaaf noocan oo kale soo kala dhexgalay labada masuul,.

waxaana la ogsonyahay in shirwaynihii golaha dhexe ee xisbiga ee loo balansanaa bisha inagusoo foodle ay ka  hadhsantahay waxa kayar laba todobaad.

arinta ayaana dhabar jab wayn ku noqon doonta xisbiga mucaaradka ah ee wadani hadii aan xal degdega loo helin.




Afkashacabka
Hargeisa office