CAAQIL FAARAX XUSEEN GAABUUSH Oo madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland fariin culus u diray

0
Tuesday September 27, 2016 - 15:50:29 in by Burco Office
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CAAQIL FAARAX XUSEEN GAABUUSH Oo madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland fariin culus u diray

    Waxaan fariin u dirayaa madaxwaynaha jamhuuriyaa Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo waxaan leeyahay madaxwayne adigaa maanta mida daabkeeda adigaa haya hogaankii dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan fariin u dirayaa madaxwaynaha jamhuuriyaa Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo waxaan leeyahay madaxwayne adigaa maanta mida daabkeeda adigaa haya hogaankii dalka


Adigoo masuul qaran ah arinkii aad dhamaysay haduu soo noq noqdo arinkaas oo ah arinka doorashooyinka qaranka waxaanan kala daradaramayaa madaxwayne asaga oo dhawr goor qilaaf siyaasadeed yimi oo xaga doorashooyinka qaranka ah waxaan madaxwayne kaa codsanayaa in aanu qaranka Somaliland gacantaaada ku dhiman intaad dalka ka qabato doorasho xor iyo xalaal ah

madaxayne adiga oo aan maanta musharax ahayn oo xisbiga kulmiye aan maanta musharax ka hayn shaaciyayna inaad ahayn musharax
waxaan jecelahay in  ay xisbiyada qaranku kuu sinaanaad mid mucaarad ah iyo mid muxaafadaba in ay kuu sinanaad oo aad si xor ah ugu calada samaysayso sidaas ayaad madaxwayne guul ku gaadhaysaa iyo caafimaad iyo cimri dheer 
wanan ku salamaya madaxwayne adigoo masuul qaran ah si sharaf iyo maasuus leh ayaan kuu salamayaa madaxwayne 

aniga oo aad iyo aad kaga dardarmaya in aan doorashadaasi dhacdo xiligii la isku waafaqay 
 waxaan beesha caalamka farayaa dawlad yar oo curdin ah oo aan la ictiraafin ayaynu nahay lkn se nabad galyo 
iyo dib muqraadiyadu ka hana qaaday waxaanu beesha caalam ka hadanu nahay cuqaasha wax garad ka cidkasta oo danaynaysa doorashooyinka 
waxaanu beesha calamka ka codsanaynaa iyo deeq bixiyayaasha ka caawiya xaga doorashooyinka somaliland in ay daan sidaa nagaga tagin 
ee aad naga caawisaan  xaga qarashka ee doorashooyinka sidii awalba aad noga caawinayseen nooga caawisaan 

 WAA BILAAHI TAWFIIQ 
  caaqil faarax xuseen gaabuush