War Deg Deg Ah:Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magalada Burco Oo Gordhawayd Dab Qabsaday.

0
Tuesday September 27, 2016 - 19:03:40 in by salman abdi
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magalada Burco Oo Gordhawayd Dab Qabsaday.

    Kaalin U Dhow Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Ayaa Waxa Gordhawayd Dab Qabsaday Iyada Oo Dad Gob Jogayaal Ah Noo Xaqijiyeen inu Dabkaasi Ka Kacay Booyad Shidaal Oo Kaalintaasi Ku Shubaysay Taasi Oo Ay Ku Dareen In Booyada Ku Shubaysay Shidaalka Iyo Ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaalin U Dhow Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Ayaa Waxa Gordhawayd Dab Qabsaday Iyada Oo Dad Gob Jogayaal Ah Noo Xaqijiyeen inu Dabkaasi Ka Kacay Booyad Shidaal Oo Kaalintaasi Ku Shubaysay Taasi Oo Ay Ku Dareen In Booyada Ku Shubaysay Shidaalka Iyo Kaalinta Lafteeda Aan La Hubin Midka Ay Dabkaasi U Ka Kacay.


Damdamiska Dawlada Hoose Oo Heegan Ku Ahayd Dawlada Hoose Dhexdada Ayaa Gacan Wayn Ka Gaysatay Bakhtiinta Dabkaasi Taasi Oo Markii Uu Dabku Bilaabmayba La Talaacay Daminta Dabkaasi.Mar Aan Wax Ka Waydiinay Dadkii Goobjoyagayaal Ahaa Ayaa Sheegay Inaanu Wax Khasaare Nafeed Ahi Ka Dhalan Dabkaasi Se Marka Laga Reebo Hanti Dhex Talay Kaalintaasi Oo Dabku Waxyeelo Gaadhsiyay ,