Khasaaraha Ka Dhashay Duqeyntii lala Eegtay Ciidanka Galmudug Oo Sii Koradhay +Sawiro

0
Wednesday September 28, 2016 - 15:35:39 in by Burco Office
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha Ka Dhashay Duqeyntii lala Eegtay Ciidanka Galmudug Oo Sii Koradhay +Sawiro

    Gaalkacayo(AFKA)Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay aror hore lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda. Diyaaradaha duqeynta geestay ayaa la tuhmayaa in ay leedahay dowlada Mareykanka, waxaana duqeyntaasi waxyeelo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaalkacayo(AFKA)Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay aror hore lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda. Diyaaradaha duqeynta geestay ayaa la tuhmayaa in ay leedahay dowlada Mareykanka, waxaana duqeyntaasi waxyeelo kasoo gaartay askar badan oo katirsan ciidanka maamulka Galmudug iyo gaadiidkooda dagaalka.
In ka badan 15-askari ayaa lagu dilay duqeynta ka dhacday Deegaanka Godod duleedka magaalada Gaalkacyo halkaas ay fariisin ku lahaayeen Ciidanka Galmudug , waxaana asarta geeriyootay maanta lagu aasay koonfurta magaalada Gaalkacyo.