War Deg Deg Ah:Xukumada Oo Xabsiga U Taxaabtay Masuul U Doodi Jiray Dadka Tacadiyada Lagu Xidho .

0
Wednesday September 28, 2016 - 21:39:42 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Xukumada Oo Xabsiga U Taxaabtay Masuul U Doodi Jiray Dadka Tacadiyada Lagu Xidho .

    Gudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland Maxamuud Garaad Maxamed ayaa muddo Saddex maalmood ah ku xidhan Xarunta Danbi baadhista ee loo yaqaano C.I.D ee magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland Maxamuud Garaad Maxamed ayaa muddo Saddex maalmood ah ku xidhan Xarunta Danbi baadhista ee loo yaqaano C.I.D ee magaalada Hargeysa.


breaking news

Warar Xogogaal ah ayaa tibaaxay in Masuulkaasi uu ku xidhan yahay C.I.D waxanay wararku intaasi ku darayaan in Ciidanka Boolisku ka soo qabteen Gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

 

Ma cada sababta rasmiga ah ee Masuulkaasi loo xidhay balse ilo xogolaal ah ayaa sheegaya in tuhuno ay dawladu daba socotay lagu xidhay masuulkaasi.

Gudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland ayaa Xilal wasiir uga soo qabtay Xukuumadii Riyaale, halka Xaaskiisuna tahay Wasiirka Wasaarada Deeganka iyo Horumarinta Shukri Baandare.