Inankii Dhasha Ee Reer Sanaag Waxaa Loo Bixiyaa Naasir Maxay Tahay Sababtu ? Qalinkii Xamse Maxamuud Xidig

0
Friday September 30, 2016 - 11:14:16 in by Hargeysa Office
  • Visits: 997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inankii Dhasha Ee Reer Sanaag Waxaa Loo Bixiyaa Naasir Maxay Tahay Sababtu ? Qalinkii Xamse Maxamuud Xidig

    Waxaan is ku dayay inaan qalinka u qaato sababaha loogu bixiyay dhalaanka sanaag magacan balse waxay noqotay bad aan la koobi karayn mucjiso gaarna leh balse waakuma naasir ? maxaa loogu bixiyay dhalaanka magacan naasir ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan is ku dayay inaan qalinka u qaato sababaha loogu bixiyay dhalaanka sanaag magacan balse waxay noqotay bad aan la koobi karayn mucjiso gaarna leh balse waakuma naasir ? maxaa loogu bixiyay dhalaanka magacan naasir ?

 Nasir waa Dr Naasir C/raxman maxamed . waxaana dhalaanka loogu Bixiyay magacaa waxaa Hooyo waliba doonta nin magac iyo maamuus leh oo ay wiilkeeda uga magac darto taasana sababtay Reer Sanaag Wada Naasira Wacnaan Lahaydaa Kartidu Iyo Kaamilka Shaqo Waa Kaafka Uu Ku Kasbaday Bulshada Cerigabo Dr Nasir Waxa Uu Ku Caan Baxay karti,Aqoon ,hufnaan ,masuuliyad dheeraada oo sababtay inay dadka reersanag uu ku sun tanaado maankooda iya doo uu xaliyay dhamaystirayna howlihii caafimaad ee inta badan loo aadi jiray gobolada iyo wadamada shisheeye Kartida Waxay Ka Markhaati Kacday Kaalinta Naasir Kaga Jiro Soyaalka Caafimaad Iyo SaansaankaShaqo Ee Uu Hantay Waxaana inta badan la xusuustaa kiisas halis ah oo uu ku guulaystay iyo dhalaan fara badan oo uu iyaga iyo hooyooyin koodiiba ku guulaystay inuu badbaadiyo alle kasokow Hadaba Dhakhtarka magaalada ceerigaabo ayaa mudo fiicnaaday iyadoo wado xumada iyo horuumar laaanta kajirtay ceerigaabo ay ahayd mid taas u sababa balse waxaa marqudha timi dhakhtarka ceerigabo hayadii l odhan jiray (DHAKHAATIIRTA AAN XUDUUDKA LAHAYN ) mudadaasna waa lagu diirsaday balse wayka guurtay markii ay mudo shaqaynaysay hase yeeshee markii ay guurtay waa isbedlay oo waxaa soo hadheeyay mugdi. Waxaase mar qudha si layaaba uga soo dhexmuuqday iftiin aan reer ceerigaaabo filayn iftiinkaas oo ah Dr naasir oo yimid kuna dadaalay inuu faydo mugdiga iyo niyad xumada ka muuqata dad kor u dhaafaya 50,000 oo kunool ceerigaabo iyo agagaarkeeda, dadaalka dr naasir waxa uu u hir galay si layaaba waxaana lagu diirsaday dadaalka,aqoonta,daacadnimada,hufnaanta iyo kartida ka muuqata dr naasir taasina waxay kalsooni ku abuurtay dadkii reer ceerigaabo ee la daalaa dhacaayey caafimaad la,aanta iyo niyad xumada ku gadaanayd Mudo labo sano ah ayuu dr naasir ku hantay quuluubta dadka reer sanaag taasina waa ta dhalisay in qofwalba oo dumur ah oo reersanaagi inay ilmaha ay dhalayso ugu magic darto naair loona bixiyo naasir waxaa xaqiiqa hooya kastaa markay uurka leedahay waxay eegtaa nin raga oo haday wiil dhasho ay ugu magac darto naasirna waxaa uu mutaystay darajaadaa Sikastaba ha ahaatee waxa uu dr naasir marayaaa heer dadku hadaanu joogin dhakhtarka aanay iman oo mudo sugaan kartida hufnaanta aqoonta iyo hal adygnimadu waaba caadadiisa e maaha ceebtiisa inkastoo aanan soo koobi karayn guulaha taariikhiga ah ee uu ku guulaystay hadana waxaa dhegaha dadka siwayn uga qaylinaya kiisas faro badan oo uu si wayn uga hawlgalay kuna guulaystay Waxaanu siin lahayn ama uu naga mutaystay dr naasir billado dahab ah waa odhaahda ay ku odhanayaan dadku waxayna inta badan ka khaakhayiraan inuu ka tago iyadoo ay jireen mudaharaado badan oo isaga lagu dalbanayaa ay dheceen dartiina loo mudaharaaday in badan hadba iyadoo aan la dhamayn karay guulaha is badba jooga ah ee Dr naasir waxaan idiin soo gudbin doonaa guulo taariikhiya oo uu gaadhay kuwaas oo idin layaab gelin doona






Qalinkii Xamse Maxamuud Xidig