Kooxda Man United Oo Noqotay Tan Ugu Qaalisan Taariikhda Kubada Cagta – Halkee Ayay Ku Jiraan Kooxaha Kale Ee Ingariiska?

0
Wednesday October 05, 2016 - 03:55:46 in by salman abdi
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Man United Oo Noqotay Tan Ugu Qaalisan Taariikhda Kubada Cagta – Halkee Ayay Ku Jiraan Kooxaha Kale Ee Ingariiska?

    Baadhis ay sameysay CIES Football Observatory ayaa lagu ogaaday in Manchester United ay heysato kooxda ugu qaalisan taariikhda dunida kubada cagta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baadhis ay sameysay CIES Football Observatory ayaa lagu ogaaday in Manchester United ay heysato kooxda ugu qaalisan taariikhda dunida kubada cagta.


Waxaana ugu wacan saxiixyada waa weyn ee Paul Pogba, Henrikh Mkhitaryan iyo Eric Bailly, taasoo ka dhigtay kooxda Manchester United inay ciyaartoydooda haatan ku fadhiyaan qiimo gaaraya 628 milyan ginni.

Taas ayaana ka dhigeysa kooxda haatan ee Red Devils mida ugu qaalisan taariikhda kubada cagta.


 
 

ssasa

Dabcan, taas ayaana ka dhigeysa inay ugu sareeyaan kooxaha dunida iyagoo ka sareeyaa Real Madrid iyo deriskooda Manchester City.

Waxa ay la micno tahay in kooxdooda ay ku fadhiso in ka badan 200 milyan ginni inta ay ku fadhiso kooxda Barcelona oo liiskaan kaga jirta kaalinta afaraad.

LIISKA QIIMAHA KOOXAHA PREMIER LEAGUE:

Lacagta Waa Milyan Ginni
1 Manchester United 628
2 Manchester City 532
3 Chelsea 419
4 Arsenal 332
5 Liverpool 310
6 Tottenham Hotspur 239
7 Everton 184
8 West Ham United 171
9 Southampton 158
10 Crystal Palace 131
11 Leicester City 113
12 Stoke City 104
13 Sunderland 91
14 Swansea City 83
15 Bournemouth 83
16 Watford 81
17 Hull City 75
18 West Bromwich Albion 70
19 Middlesbrough 54
20 Burnley 48