Cirro waxan leeyahay uuraysataye maxad dhali.

0
Sunday February 02, 2014 - 21:41:53 in by Super Admin
  • Visits: 1423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cirro waxan leeyahay uuraysataye maxad dhali.

    Marka hore axaan salaamayaa dhamaan umada sharafta leh ee reer somaliland guud ahaan dal iyo dibadba waxan leeyahay ASALAMU CALAYKUM. Intaanaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
Marka hore axaan salaamayaa dhamaan umada sharafta leh ee reer somaliland guud ahaan dal iyo dibadba waxan leeyahay ASALAMU CALAYKUM. Intaanaan
Marka hore axaan salaamayaa dhamaan umada sharafta leh ee reer somaliland guud ahaan dal iyo dibadba waxan leeyahay ASALAMU CALAYKUM.
Intaanaan u galin dulucda maqalkeega waxan ka shekaynayaa sheeko cana oo dadka inta badani wada garanaysaan .

Waxa la yidhi baribaa reer baa waxa laga dilay nin marxuumkii dhintay waxa la dhashay gabadh gashaanti ah inyar ka dib inantii waa la hayn kari waayay waxay balan ku qaaday inay aarsan doonto sheekadii odaygii reerkay soo gaadhay odaygii ayaa inantii u yeedhay arinkiina wax ka waydiiyay inantii waxay hadalkii ku furtay aabo waxaan doonayaa inaan walaalkay u soo aaro oo baadi doono ninkii walaalkay dilay odaygii waxuu kula taliyay inay cago dhigato xaajadana rga u dayso oo aanay xaajo dumar aheen gabadhii arinkii way ku adkaysatay sahar iyo huba waxay qaadan karaysay ayay qaadatay socod dheer iyo guuro ka dib inantiiwaxay gaadhay jeeskii iyo halkii reerkiigodobta ay u haysay ileen waa hilib bisil oo soo werrar tagee inantii maalmo iyo ayaamo ayaa la baadi doonay la waa muddo ka dib yay inantii reerkii ay markii hore duulaanka ka qaaday dib ugu soo guryo noqotay inantu way uuraysatay dadkii way la fajaceen arinkii ayaa loo gudbiyay odaygii inanta dhalay ee marki horana dardaaray odaygii waxuu hadal kuba jaray maahmaah caan ah UURAYSATAYE MAXAAD DHALI.

waxan cirro leeyahay inkastuu doofar durdur iyo dabal galo hadana abidkii ma daahiro gawaadka wayn ee basaasnimada ku caan baxay ee cirro waxa kaliya ee uu taaariikh dalka ku leeyahay waa intaas madaxyadaad basasi jirtay ayaa laguu haystaa cirro waa nin raganimadu iyo garaadku ku yartahay waxa uu sameeynayana waxaa ka taliya dumar iyo caruur iyo dad xamar lacago ka soo qaata oo uu ugu horeeyo ninka la yidhaa ina buubaa ee walalkii xamar baalashlaha ka yahay ee dadka reer xamar u yaqaanaan ma quustayaasha war ileen ceeb looma dhinto ciro markuu midawga soofiyeeti ku waashay ayaa caqli ugu danbeeyay imikana waa waali khafiifa tasooy ka marag tahay qofkii inuun uu hor yimid caqli yarida qosol an munasiba aheen oon caqli iyo fikir kaba danbeyn hadaba dagaal aanad awood ulahayn bay dumar barooranayaa ku galiyeene la arki doonee halkay ku biyo shubato.