Daawo:"Inaadeerkay Xirsi Cali Xaji Xasan Waxaan Leeyahay Ku Soo Dhawoow WADDANI, Waxaa KULMIYE Ku Hadhay Hadhagii UDUB Ee Guuldarada Yaqaanay"Xildhibaan Rayte

0
Tuesday October 11, 2016 - 10:00:30 in by Burco Office
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Inaadeerkay Xirsi Cali Xaji Xasan Waxaan Leeyahay Ku Soo Dhawoow WADDANI, Waxaa KULMIYE Ku Hadhay Hadhagii UDUB Ee Guuldarada Yaqaanay"Xildhibaan Rayte

    Hargeysa(AFKA)Xildhihaam Ibraahim Jaamac Rayte oo kamid ah Xildhibaanada ugu caansan Golaha Wakiilada kana tirsan Xisbiga WADDANI ayaa si kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xildhihaam Ibraahim Jaamac Rayte oo kamid ah Xildhibaanada ugu caansan Golaha Wakiilada kana tirsan Xisbiga WADDANI ayaa si kal

 furnaan ah wuxuu Xisbiga WADDANI ugu soo dhaweeyay Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan, isagoo sidoo kale wuxuu Xildhibaan Rayte ka dhawaajiyay in Xisbigii KULMIYE ay ku hadheen hadhaagii Xisbigii UDUB ee guul darada iyo tallo xumada lagu yaqaanay, waa siduu hadalka u dhigaye.


.