Daawo:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Wariyayaashii Kula Boobeen Suaalo Iyo Luqada Uu kula hadlay Oo Noqotay Mid Aan hore loogula hadal Sidoo Kalena ka jawaabay Sualihii ay la boobeen oo dhan.

0
Monday October 17, 2016 - 22:38:36 in by salman abdi
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Wariyayaashii Kula Boobeen Suaalo Iyo Luqada Uu kula hadlay Oo Noqotay Mid Aan hore loogula hadal Sidoo Kalena ka jawaabay Sualihii ay la boobeen oo dhan.

    Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md Cukuse Oo Wariyayaashii Kula Boobeen Suaalo Iyo Luqada Uu kula hadlay Oo Noqotay Mid Aan hore loogula hadal Sidoo Kalena ka jawaabay Sualihii ay la boobeen oo dhan.Hoose Kaga Boga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md Cukuse Oo Wariyayaashii Kula Boobeen Suaalo Iyo Luqada Uu kula hadlay Oo Noqotay Mid Aan hore loogula hadal Sidoo Kalena ka jawaabay Sualihii ay la boobeen oo dhan.Hoose Kaga Boga


” Adeer Adigaba laguma Aqoon oo Waatas kusoo saartay Dawladu ee aad wariyaha Caanka ah noqotay taasaba ..”

 

"Adeer Waxaan Ahay Afhayeen Senier ah Codkaan kugula hadlayaana waa cod rasmi ah markaa Afhayeenkiina wuu i ag taagan yahay se Lamuu socon Waftiga markaa anigaa ayaa u hayaaya waftiga afkoodana ku hadlaaya Hadaan gudoomiyaha Xisbiga doonayso Waakaas xafiiskii Kulmiye halkana waa madaxtooyadii”

 

” Walaal Xisbiga Wadani Waxba odhan maayo Waayo meeshan waxaan ku joogaa wasiirkii Xanaanada Xoolaha markaanu u jawaabayno waxaanu ugu jawaabaynaa xarunta Kulmiye”

 

"Waa waayo aragnimo aanaad adigu gaadhin xisbiyaduna qaadhaan ayey urursadaan Waxaa adiga iminka suaashaadu ku haboonayn Doorashada ma hantida dawlada ayaad ku galaysaan mise dadkaad waydiisanaysaan Dadkaanu waydiisanaynaa lacagtii ololaha”