Daawo: Doodii 3aad Uguna Danbaysay Ee Hillary Clinton Iyo Donald Trump

0
Thursday October 20, 2016 - 11:29:16 in by salman abdi
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Doodii 3aad Uguna Danbaysay Ee Hillary Clinton Iyo Donald Trump

    Las Vegas(AFKA);Doodii sadexaad ahna tii ugu danbaysay ayaa loo qabtay, labada musharax ee doorashada madaxtiimada dalka Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Las Vegas(AFKA);Doodii sadexaad ahna tii ugu danbaysay ayaa loo qabtay, labada musharax ee doorashada madaxtiimada dalka Maraykanka

ku tartamaya, Hillary Clinton iyo Donald Trump, waxaanay doodani ka dhacday jaamacada University of Nevada, ee magaalada Las Vegas.

 

Labada musharax ayaa madasha ku soo galay jawigii doodii ugu danbaysay oo kale, ee midna faraxsanaa midna sidii qof niyad jabsan oo kale ahaa, sidii doodihii ka horeeyay oo kale ayay labada musharax isku weerareen, dooda, waxaanu mid walba ka kale ku eedeeyay fadeexado uu filayo inay wiiqdo, sidoo kale mid walba balan qaad ayuu fidiyay.