Daawo:Shalay Iyo Maanta Muj .Maxamed Kaahin "Kulmiye Kuma Soo Biirayo Nin Xamar Tagey ".. Iyo Weedhihii Uu Ka Yidhi Soo Dhaweynta Pro Samater

0
Thursday October 20, 2016 - 17:27:04 in by Burco Office
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Shalay Iyo Maanta Muj .Maxamed Kaahin "Kulmiye Kuma Soo Biirayo Nin Xamar Tagey ".. Iyo Weedhihii Uu Ka Yidhi Soo Dhaweynta Pro Samater

    Muj.Maxamed Kaahin Axmed Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo shalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbigaasi ku soo dhaweynaayo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka Gabilay oo xisbigaasi ku soo biiray ayaa waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muj.Maxamed Kaahin Axmed Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo shalay ka hadlaayey munaasibad uu xisbigaasi ku soo dhaweynaayo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka Gabilay oo xisbigaasi ku soo biiray ayaa waxaa uu ku sheegay in xisbiga Kulmiye aanay ku soo biireen nin xamar tagay oo umadiisa khiyaameeyey .

Waxaa xusid mudan inJun 14 2016 uu xisbiga Kulmiye ku soo biiray Prof. Axmed Ismaciil samater oo ka mid ah siyaasiyiinta xamar ka soo quustey isla markaana aamisanaa mabda,a Somali Weyn waxaana Maxamed Kaahin oo xafladaasi ka hadlaya uu sheegay in uu xisbiga Kulmiye ku soo dhaweynaayo Prof Samater.