Ciidamada AMISOM oo raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa

0
Friday October 21, 2016 - 09:46:15 in by salman abdi
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada AMISOM oo raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa

    Ciidaamada AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidaamada AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa.

Ciidamada AMISOM ayaa shalay Khamiistii raali galin ka bixiyay dilka qofkaa ayagoo dhawaan qofkaa ku dilay saldhig AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxay sidoo kale raali galin ka bixiyeen dhawaac ay u geysteen labo qof oo kale oo rayid ah.

Dilka ayaa ay ciidamadaasi geysteen doraad Arbacadii markii qandaraasleyaal gawaari watay ay halkaa u istaageen in labaaro.

"Nasiib darro mid ka mid ah askrta ayaa si kama ah u toogtay darawal asagoo sidoo kalena dhaawacay labo qof oo kale." AMISOM ayaa sidaa sheegay.

Ciidamada AMISOM ayaa sidoo kale sheegay in baaritaan qotto dheer ay dhacdadaa ku samayn doonaan.