Dalka Sucuudiga Marki Taarikhdisa U Horaysay Lacag Ka Amaahday Suuqyada Caalamka.

0
Friday October 21, 2016 - 09:48:41 in by salman abdi
  • Visits: 705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Sucuudiga Marki Taarikhdisa U Horaysay Lacag Ka Amaahday Suuqyada Caalamka.

    Tallaabadan ayaa ka mid ah sida Sacuudiga uu iskugu dayayo inuu dheelitir ugu sameeyo dhaqaalihiisa si uusan ugu xirnaan shidaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tallaabadan ayaa ka mid ah sida Sacuudiga uu iskugu dayayo inuu dheelitir ugu sameeyo dhaqaalihiisa si uusan ugu xirnaan shidaalka.

Sacuudi Carabiya ayaa ka ammaahatay toddobo iyo toban bilyan oo dollar markii ugu horaysay suuqyada caalamiga.

Dowladda ayaa saadaalisay in miisaaniyada ay ka maqnaan doonto lacag dhan 90 bilyan oo dollar sanadkan, kadib markii sicirka shidaalka uu hoos u dhacay taasoo ah lacagta ugu badan ee soo gasha Sacuudiga.

Tallaabadan ayaa ka mid ah sida Sacuudiga uu iskugu dayayo inuu dheelitir ugu sameeyo dhaqaalihiisa si uusan ugu xirnaan shidaalka.

Bishii April Sacuudiga ayaa ansaxiyay qorshe isbadal dhaqaale. Tan iyo waqtigaas wuxuu ku dhawaaqay in mishaarka laga dhimo shaqaalaha dowladda si loo yareeyo qarashka dowladda, kadib markii ay yaraatay lacgtii ka soo galaysay shidaalka.

 

Source:BBC.