Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Cadho Kaga Baxay Shirkii Golaha Dhexe

0
Saturday October 22, 2016 - 12:41:33 in by salman abdi
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Oo Cadho Kaga Baxay Shirkii Golaha Dhexe

    Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa cadho kaga baxay shirka golaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa cadho kaga baxay shirka golaha dhexe.

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa cadho kaga baxay shirka golaha dhexe.

Shirgudoonka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa markii ay guda galeen in loo codeeyo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi, waxay soo horaysiiyeen Musharax Maxamed Cali Cabdi, taas oo keentay in musharax Axmed Muumin Seed shirka ka baxo, waxaana haatan lagu guda jiraa codaynta musharaxa madaxweyne ku xigeen

 


Axmed Muumin Seed Gueoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Markii Uu Shirka Ka Baxay Warbaahinta U SHeegay Inay Jiraan Cadaalad Daro Baahsani


Waxai Warar Ah Ee Soo Kordha Kale Soco Shabakada Afkashacabka.