Deg Deg:Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Loo Doortay Maxamed Cali Cabdi

0
Saturday October 22, 2016 - 12:45:04 in by salman abdi
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Loo Doortay Maxamed Cali Cabdi

    Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi u doortay Musharax Maxamed Cali Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi u doortay Musharax Maxamed Cali Cabdi.

Ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi u doortay Musharax Maxamed Cali Cabdi.


Sidoo kale musharaxii la tartamayey ee Axmed Muumin Seed ayaa isagu helay codad tiradoodu taha 44Ergooyinka shirka ka qayb galaya oo tiradoodu ahayd 629 ayaa waxa ogolaaday musharax Maxamed Cali Cabdi 581.