Ergooyinka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyey Gudoomiye-nimada Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaaminta Xirsi Cali Xaaji Xasan

0
Saturday October 22, 2016 - 13:12:23 in by salman abdi
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergooyinka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyey Gudoomiye-nimada Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaaminta Xirsi Cali Xaaji Xasan

    ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Cabdiqaadir Jirde noqdo gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo hogaamiyaha xisbiga oo loo ansixiyey Hogaamiyaha Xisbiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ergooyinka shirka golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in Cabdiqaadir Jirde noqdo gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo hogaamiyaha xisbiga oo loo ansixiyey Hogaamiyaha Xisbiga.

Ergooyinka shirka ka qayb galaya ayaa dhamaantood ogolaaday in cabdiqaadir Jirde noqdo gudoomiyaha xisbiga iyo in Xirsi Cali Xaaji Xasan noqdo hogaamiyaha xisbigaasi