War Deg Deg Ah:Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani

0
Saturday October 22, 2016 - 17:51:07 in by salman abdi
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani

    Gudoomiye Ku Xigeeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Cabdi Caraale Xandule Ayaa Maanta Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani, Siyaasigan Oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Hoteel Abco Ee Magalada Burco Ayaa Shaaciyayay Inuu Ka Tagay Xisbiga Wadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ku Xigeeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Cabdi Caraale Xandule Ayaa Maanta Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xisbiga Wadani, Siyaasigan Oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Hoteel Abco Ee Magalada Burco Ayaa Shaaciyayay Inuu Ka Tagay Xisbiga Wadani Kuna Biiray Xisbiga Muxaafadka Ee Kulmiye

e


Siyaasigan Ayaa Sheegay Inuu Saluugay Hananka Siyaasadeed Ee Xisbiga Wadani Kuna Eedayay Xisbi Ka Fog Cadalada

Gordhaw Filo Warkan Oo Muqaal Ah.