Siyaasi Ibraahim Daahir Dubad Oo Bogaadiyay Godoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Hogaanka Lagu Doortay Shirwaynaha Xisbigaasi.

0
Sunday October 23, 2016 - 17:24:31 in by salman abdi
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Ibraahim Daahir Dubad Oo Bogaadiyay Godoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Hogaanka Lagu Doortay Shirwaynaha Xisbigaasi.

    Hargaysa (Afka)Siyaasi IbraahimDaahir Dubad Oo Ka Mid ahaa Siyaasiyintii U Tartamaysay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Maanta Lasoo Xidhiidhay Warbaahinta Afkashacabka Ayaa U Hanbalyay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/qaadir Jirde Musharaxiinta Madaxwayaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (Afka)Siyaasi IbraahimDaahir Dubad Oo Ka Mid ahaa Siyaasiyintii U Tartamaysay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Maanta Lasoo Xidhiidhay Warbaahinta Afkashacabka Ayaa U Hanbalyay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/qaadir Jirde Musharaxiinta Madaxwayaha yo Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Iyo Hogaanka La Doortay Kuna Baarigay Hogaankaasi,


 


 

Mar wax Warbaahinta Afkashacabka Ka Waydiisay Inuu U Tanaasulay Gudoomiye C/qaadir Jirde ayaa Sheegay Inuu Wada Hadal Iyo Is Afgarad Uga Tunaasulay Xildhibaan C/qaadir Jirde Oo Hada Loo Cumaamaday Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxa Kale Oo U Sheegay Siyaasi Ibraahim Daahir Dubad Inuu Yahay Xildhibaan C/qaadir Jirdi Masuul Hanankara Xilkan La Huwiyay