Daawo;Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka SAAXIL ayaa si rasmiya u Bilowga Tallaalka Cudurka Dabaysha ee sannadlah Ah

0
Monday October 24, 2016 - 16:00:44 in by salman abdi
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka SAAXIL ayaa si rasmiya u Bilowga Tallaalka Cudurka Dabaysha ee sannadlah Ah

    BerBera(AFKA);Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka SAAXIL ayaa si rasmiya u Bilowga Tallaalka Cudurka Dabaysha ee sannadlaha aha oo maanta ka bilaabmay guud ahaanba gobolka saaaxiil,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BerBera(AFKA);Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka SAAXIL ayaa si rasmiya u Bilowga Tallaalka Cudurka Dabaysha ee sannadlaha aha oo maanta ka bilaabmay guud ahaanba gobolka saaaxiil,  munasibaddii lagu shaacinayey bilowga ololaha tallaalka Cudurka Dabaysha oo lagu qabtay Cisbitaalka Guud ee Magaalda Berbera waxa hadalo dardaaran ah ka jeediyey Masuliyinta Wasaradda cafimadka ee Gobolka Saaxil , Maayarka Degmada Berbera Cabdishakur ciddin, iyo badhasabkuxigenka Maxmed Cisman indhobalac . Iyago kula dardaaramay inay ka faaidaystaan Tallaalkan muddada uu socdo. Xubno ku haadlayey afka bulshada reer berbera oo ka tirsana qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka saaxil aya iyaguna si weyn usoo dhoweyey bilowga ololaha tallaalkan iyago xusay inay ka faaidaysan doonaan tallaalkaasi.


Contact@Afkashacabka.com
BerBera/Office