Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Fulinta Ee Xisbiga U Qaabilsanaan Doonta Gobolka Salal

0
Monday October 24, 2016 - 19:02:10 in by salman abdi
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Fulinta Ee Xisbiga U Qaabilsanaan Doonta Gobolka Salal

    Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Fulinta Ee Xisbiga U Qaabilsanaan Doonta Gobolka Salal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Fulinta Ee Xisbiga U Qaabilsanaan Doonta Gobolka Salal

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.


1. Axmed Yaasiin Muxumed Barkhadle  – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.
Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal, laga bilaabo maanta oo bishu tahay October 24, 2016:

2. Cawaale Xasan Aadan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.

3. Maxamed Xaamud Cismaan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Guud
ee xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.

 

4. Cali Isaaq Ibraahim – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyaradda xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.

5. Mako Cilmi Sheer - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Salal.

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.