Proff Ismacil Hurre Buubaa oo Muuse Bixi Ku Cariyey Arrin ku adag Xisbiga Kulmiye Balse Xisbiga WADANI ku dhacay

0
Wednesday October 26, 2016 - 08:17:45 in by salman abdi
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Proff Ismacil Hurre Buubaa oo Muuse Bixi Ku Cariyey Arrin ku adag Xisbiga Kulmiye Balse Xisbiga WADANI ku dhacay

    Siyaasi Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hanbalayo u diray gudoomiyaha cusub ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hanbalayo u diray gudoomiyaha cusub ee

 xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde

Sidoo Kale Prof Buubaa ayaa waxaa uu fariin u diray xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye waxaana uu u soo jeediyey hadii xisbiga Kulmiye ku dhac leeyahay in uu gudoomiyaha xisbigaasi Cid ku wareejiyo sida Cabdiraxmaan Ciro oo kale balse aanu filaneen in ay ku dhacaas oo kale ay leeyihiin waxaana uu yidhi

"Xisbigii Kulmiye culeys xoogan ayaa maanta hor yaala hadey ku dhac leeyihiin bal tan oo kale ha ku dhaceen oo gudoomiyaha xisbiga cid ha ku wareejiyaan , weynu ogsoonahay in aanu ku dhacaasi meesha oolin ” ayuu yidhi Prof Ismaciil Hurre Buubaa