Xisbiga Waddni Waxa Lagu Gowricidonaa Halkii lagu Aasasay Sidaa Waxaa Yidhi Maayar Ku Xigeenaka Boorama

0
Wednesday October 26, 2016 - 08:43:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddni Waxa Lagu Gowricidonaa Halkii lagu Aasasay Sidaa Waxaa Yidhi Maayar Ku Xigeenaka Boorama

    Xisbiga Waddni Waxa Lagu Gowricidonaa Halkii lagu Aasasay Sidaa Waxaa Yidhi Maayar Ku Xigeenaka Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddni Waxa Lagu Gowricidonaa Halkii lagu Aasasay Sidaa Waxaa Yidhi Maayar Ku Xigeenaka Boorama maayar ku xigeenka magaalada boorama ee xarunta gobolka awdal ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xisbiga waddani isgoona daaha
ka qaaday ceebo badan oo guudoomiyaha xibiga waddani shacabka reersomaliland usoo bandhigay qabyaaladayste.

sidoo kalena wuxuu sheegay maayar ku xigeenku inuu ciro uu yahay nin  aa hogaaminkarin xisbiga waddani iyo somalilndba
isla markaana ku caan ah sharci bur buriye maayra ku xigeenka ayaa dabada soo dhigay inuu maalin cad uu ku dagaalamay
xarunata golaha barlamaanka inuu meel kadhac ku noqtay dhaqnkiisii iyo sharftisii.

dhanka kale maayar ku xigeenka ayaa cod ku dhawaaqay in xisbiga waddani halkii lagu aasasay lagu gowrici doono
waa siduu hadalka udhigaye.
tan iyo intii ay dhacaday doorasha madaxwayne ku xigeen ee xisbiga waddani waxaa isa soo taraya canbaraynta iyo
iscasilaada xubno ka tirsan xisbiga waddani.


Afkashacabka   axmed baashe cali
Hargaisa office