Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Taliyihii Hore Ee Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somaliland

0
Thursday October 27, 2016 - 02:18:45 in by salman abdi
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Taliyihii Hore Ee Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somaliland

    Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa dhambaal tacsi ah u diraray qoyska, qaraabada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa dhambaal tacsi ah u diraray qoyska, qaraabada,

, ehelada, ciidamada iyo guud ahaan shacabka somaliland geerida ku timid taliyihii hore ee ciidamada ilaalada madaxtooyada marxuun Gaashaanle sare Faysal Kaamil Ciise oo maanta ku geeriyooday cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.


Gudoomiye Aadan Xaaji Cali waxa uu marxuunka ilaahay uga baryey inuu naxariistiisi jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.Gudoomiye Aadan Xaaji Cali ayaa marxuunka ku tilmaamay inuu ahaa sarkaal dedaal badan oo ka tirsan ciidamada somaliland, kana soo qayb qaatay halgankii lagu xoreeyey.