Cesc Fabregas, Olivier Giroud, Santi Cazorla Iyo Liiska 20-ka Ciyaartoy Ee Premier Leaque-ga Ugu Xawaaraha Gaaban Xog Dhamaystiran

0
Thursday October 27, 2016 - 06:33:56 in by Burco Office
  • Visits: 986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cesc Fabregas, Olivier Giroud, Santi Cazorla Iyo Liiska 20-ka Ciyaartoy Ee Premier Leaque-ga Ugu Xawaaraha Gaaban Xog Dhamaystiran

    Marka aad ka ciyaarayso Premier Leaque-ga waxaad u bahaan tahay in aad awood iyo xawaare dheer yeelato si aad saamayn wayn ugu yeelan karto, waaana Premier Leaque-ga soo maray ciyaartoy ay ka mid ahaayeen Thierry Henry or Michael Owen, David Bellion

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka aad ka ciyaarayso Premier Leaque-ga waxaad u bahaan tahay in aad awood iyo xawaare dheer yeelato si aad saamayn wayn ugu yeelan karto, waaana Premier Leaque-ga soo maray ciyaartoy ay ka mid ahaayeen Thierry Henry or Michael Owen, David Bellion

iyo Dennis Rommedahl kuwaas oo cag fudayd horumar wayn kaga soo gaadhay horyaalka Ingiriiska.

Sidoo kale waxaa soo maray ragg kale oo ay ka mid ahaa Teddy Sheringham oo aan cag fudayd u dhalin basle haddana waayo ciyaareed oo fiican kaga soo raaxaystay horyaalka Ingiriiska. Haddaba waa kuwee 20 ka ciyaartoy ee hadda Premier Leaque-ga ka ciyaarta ee ugu orogka gaaban ama ugu xawaaraha hooseeya?.

Wargayka Daily Mirror ayaa soo saaray liiska 20 ka ciyaartoy ee ugu xawaaraha hooseeya iyada oo liiskan ku jiraan xidigo magaca wayn ku leh kubbada cagta Ingiriiska. Haddaba halkan kaga bogo liiska oo dhamaystiran, midkastaaba xawaarihiisa ugu sareeyay iyo waliba da’dooda.

 

20. Ilkay Gundogan

Xawaaraha Ugu Sareeya: 30.15km/h

Kooxdiisa: Manchester City

Da’Diisa: 26

19. Leon Britton

Manchester United's Wayne Rooney in action with Swansea's Leon Britton

Xawaaraha Ugu Sareeya:30.13km/h

Kooxdiisa: Swansea

Da’Diisa: 34

18. Memphis Depay

Memphis Depay in action with Alper Potuk

Xawaaraha Ugu Sareeya:30.12km/hKooxdiisa:Manchester United

 

Da’Diisa: 22

 

17. Max Gradel

Max Gradel scores the for Bournemouth
Xawaaraha Ugu Sareeya:30.06km/hKooxdiisa:Bournemouth

 

Da’Diisa:28

 

16. James Ward-Prowse

James Ward-Prowse (l) celebrates scoring with Shane Long
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.99km/hKooxdiisa:Southampton

 

Da’Diisa:21

 

15. Luis Hernandez

Xawaaraha Ugu Sareeya:29.92km/h

Kooxdiisa:Leicester

Da’Diisa:27

14. Harry Maguire

Harry Maguire celebrates scoring

Xawaaraha Ugu Sareeya: 29.91km/hKooxdiisa:Hull City

 

Da’Diisa: 23

13. Santi Cazorla

Arsenal's Santi Cazorla in action with Swansea City's Neil Taylor
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.9km/hKooxdiisa:Arsenal

 

Da’Diisa:31

12. Tom Huddlestone

Marouane Fellaini in action with Tom Huddlestone
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.8km/hKooxdiisa:Hull City

 

Da’Diisa: 29

11. Mohamed Elneny

Arsenal's Mohamed Elneny (L) takes on Middlesbrough's Adam Clayton
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.86/km/hKooxdiisa:Arsenal

 

Da’Diisa:24

10. Andy King

Andy King of Leicester City warms up prior to the UEFA Champions League Group G match between Leicester City FC and FC Copenhagen at The King Power Stadium on October 18, 2016 in Leicester, England.
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.7km/hKooxdiisa:Leicester City

 

Da’Diisa:27

9. Craig Gardner

Crystal Palace's Andros Townsend competes with West Bromwich Albion's Craig Gardner
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.62km/hKooxdiisa:West Brom

 

Da’Diisa:29

8. Hal Robson-Kanu

Hal Robson-Kanu during training

Xawaaraha Ugu Sareeya:29.49kmh

Kooxdiisa:West Brom

Da’Diisa: 27

7. Gareth Barry

Referee Mike Jones speaks to Everton's Gareth Barry
Xawaaraha Ugu Sareeya: 29.4km/hKooxdiisa:Everton

 

Da’Diisa: 35

6. Lucas

Lucas Leiva of Liverpool during the match between Arsenal U23 and Liverpool U23 at Emirates Stadium
Xawaaraha Ugu Sareeya: 29.37km/hKooxdiisa:Liverpool

 

Da’Diisa:29

5. Olivier Giroud

Olivier Giroud
Xawaaraha Ugu Sareeya:29.19km/hKooxdiisa:Arsenal

 

Da’Diisa:30

4. Shaun Maloney

Hull City's Shaun Maloney celebrates scoring
Xawaaraha Ugu Sareeya:28.87 km/hKooxdiisa:Hull City

 

Da’Diisa:33

3. Cesc Fabregas

Cesc Fabregas celebrates after the game
Xawaaraha Ugu Sareeya:28.73km/hKooxdiisa:Chelsea

 

Da’Diisa: 29

2. Peter Crouch

Stoke City's Peter Crouch celebrates scoring his third and his side's fourth goal of the game
Xawaaraha Ugu Sareeya: 28.58km/hKooxdiisa:Stoke City

 

Da’Diisa:35

1. Charlie Adam

Erik Lamela and Charlie Adam battle for the ball
Xawaaraha Ugu Sareeya: 26.72km/hKooxdiisa: Stoke City

 

Da’Diisa:30