Daawo: Wasiiro Tiro Badan oo Ardayda Jaamacadda Burco kala Qaybgalay Qalinjebintooda iyo Weedhihi ay ka jediyeen

0
Thursday October 27, 2016 - 17:35:27 in by salman abdi
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiiro Tiro Badan oo Ardayda Jaamacadda Burco kala Qaybgalay Qalinjebintooda iyo Weedhihi ay ka jediyeen

    Burco:(AFKA) Munaasibad Baladhan Oo Lo Qabtay Dafcadi Lixaad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco:(AFKA) Munaasibad Baladhan Oo Lo Qabtay Dafcadi Lixaad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Magaalada Burco

Wasiiro ay k amid yihiin Wasiirka Waxbrashda, Wasiirka Macdanta iy Tamarta, Wasirudawlaha waxbarashada iyo weliba masulyiin ka kooban Agaasimaha Guud ee Tacliinta sare, Maamulka Gobolka Togdheer, Masuliyinta Waxbarashada iyo Cafimadka ee Goblka, Madaxda Shirkadaha kala duwan ee Gobolka, Guddiga, Maaamulka iyo Macaliminta Jamacada ayaa saaka ka qaybgalay Qalinjebinta Dufcaddii 6aad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Burco, Ardaydan oo ka qalinjebisay kulliyad kala duwan isla markasna munasibaddoda qalinjebinta lagu qabtay Hoolka jamcaddaasi ayay masuliyiintani u jeediyeen hadalo u badna dhirigelin, Dardaaran iyo Bogaadin

Gebagabadii Waxa halkaasi shahadooyin lagu guddonsiiyey in ka bdan 110 Arday oo sanndkan dhammaystay waxbrashda kulliyadaha kala duwan ee jamacadda Burco, iyago Gunaanadkii Munasibadaasna Telefishanka Qaranka uga warramay Dareenkooda una duceeyey waalidki iyo macalimintii Tacabka badan so geliyey