Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya

0
Thursday October 27, 2016 - 20:27:09 in by salman abdi
  • Visits: 919
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya

    Hargeysa(Afka);Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya garoonka Hargeysa Steduim ee magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Afka);Tartanka koobka kubedda cagta ee gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmiya uga bilaabmaya garoonka Hargeysa Steduim ee magaalada Hargeysa.

Waxaana furitaankii tartanka kasoo qaybgalay madaxweyanaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo oo isagu furay kulankan bilowga tartanka ciyaaraha, waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay madaxda saddexda xisbi qaran iyo dadweyne aad u tiro badan.


Jawiga ciyaarta ciyaarta maanta dhacday ayaa aad u deganaa, iyadoon haba yaraatee aanayRubuuc dhamaadka tartanka kubadda Cagta ee Gobollada ayaa maanta waxay ciyaar xiiso iyo xamaasad wadata garoonka Hargeysa Stadium ku dhex martay xulalka gobollada Saaxil iyo Xaysimo, halkaasi oo Xulka Gobolka Saaxil ku badiyeen 4 gool iyo waxba.

jirin wax rabshado ah oo goobta ka dhacay, waxaana ay ahayd ciyaar ay taageerayaal farabadn kasoo qaybgaleen, iyadoo guud ahaan gobollada dalka oo dhan si toos looga dawaanayay ciyaartan.

 

groups