Yaa ii Maqan? W/Q: Hinda Cabdi Sheekh (Xikma)

0
Sunday October 30, 2016 - 13:28:08 in by Burco Office
  • Visits: 1250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa ii Maqan? W/Q: Hinda Cabdi Sheekh (Xikma)

    waxaan ahay,af laga xaraagoonaayo ,qiimihiisaiyo sharaf tiisabahoos loo riday.bulsho kasta oo koonkankorkiisa ku nooli,afkeeday horu-marisaa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan ahay,af laga xaraagoonaayo ,qiimihiisaiyo sharaf tiisabahoos loo riday.bulsho kasta oo koonkankorkiisa ku nooli,afkeeday horu-marisaa,

waxanaku barata,ku hadasha,tusta adduunka hodan-nimada afkooda.

hinda22

bulshada igu hadasha aniga waxay wax ku barata ,af aan kooda ahayn,waxay igu millaan!{ daaran} af-af kale.nin kasta oo isku sheega aqoon yahan,ima yaaqaanwaxaan kaga hodansanahay af-afka kale.muxuuaqoon yahan ku yahay,nin aan garanaynafkiisu wuxu hodanku yahay?bulshadu iyada afkeeda ay ku hadasho ,qiimo u yeesha kana qada.yaa imaaqan?haddii aydaan idiinku sharaf iyo qiimo i yeelin?yaa ini bari waxaan kaga hodansanahay af-af kale? tix galin yaan ka heelaya,haddii aydaan idiinku i tix galin?taariikhdabulshadu waxay ku xidhan tahay, afkeeda oo ay ilaashato.bulsho haddii laa rabo in ay baaba’doo oo raadkeeda la tir-tiro,afkeeda ayaa laa dabarjara!afkaagahaddii laa dabar-gooyo ,yaa ku yaqaana?barashada af kale ceeb maha,balse waxaa ceeba in aad ku miishoaf kale .ku hadal af kale, lakiinmid kasta goonidiisa ugu hadal.inta aad afkaagaxidhiidhiyeuga dhigayso af kale, oo aanad lahayn ,sharafna u yeelaysid,af kaleoo waddan leeyahay,waxaa ku sharaf dhanta in aad afkaagahooyo sharaf u yeesho.



W/Q:Hinda Cabdi Sheekh (Xikma)

Hinda20999@gmail.com