Madaxweyne Cigaal Ictiraaf Kama Horeyn Kamna Danbayn W/Q Fahad shaakir

0
Tuesday November 08, 2016 - 19:51:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cigaal Ictiraaf Kama Horeyn Kamna Danbayn W/Q Fahad shaakir

    Madaxweyne Cigaal Ictiraaf Kama Horeyn Kamna Danbayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Cigaal Ictiraaf Kama Horeyn Kamna Danbayn
 Madaxweyne Cigaal  wuxu boqosho ku tagay Wadamadda Itoobiya, Faransiiska iyo Talyaaniga Sanadkii February 1994 ki. Dadka Siyaasada Caalamka falanqeeya iyo Wargeyska ugu weyn uguna Afka dheer Wadamadda Reer Galbeedka Guardian waxay ku doodeen warbixin culus oo misaan leh ay ka qoreen Madaxweyne Somalilnd Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal in ay boqoshadaasi astaan u tahay in Beesha Caalamka Somaliland u ogolaadeen aqoonsi badhkii HALF RECOGNITION. Gaar ahaan Cigaal waxu rajo weyn ka qabay Wadamadda Yurubta Galbeed iyo kuwa Somaliland la deriska ah sida Itoobiya iyo Eriteeriya xidhiidhka Jabuuti aanu ficnayn xiliga. In kasto Eriteriya ay aad u rajo galisay Somaliland sheegtaynaa in Safiirro is waydaarsadaan ASMARA iyo HARGEYSA waa labadda magaalo madax ee Somaliland iyo Eritariya. hadanaa waxay carqalad Siyaasadeed ka nuqotay madaxweyne Cigaal dhinaca kale damac weyn ka hayay in uu xidhiidh sokeeya inuu la sameeysto Dalka itoobiyaa. Itoobiya iyo Eriteriya wakhtiga waxa ka jirta colaad gaamurtay. Sida aan ka so xigtay jariddada India ocean newsletter oo ka so baxda Dalka faransiiska Waxa malmaha Socdaalki Madaxweyne Cigaal iyo Waftigiisa si xun ugu soo horjeestay oo bila Gabasho ah Wadamadda Jaamacadda Carabta iyo Ururka Midowga Afrika , Madaxweyne Cigaal marnaba dhag jalaq uma siin fariinta, Hadimadda iyo Canbarynta ugu timi AFRICA UNION iyo ARAB LEGUE oo Labadaba xaruumahooda ku yalaanAfrika MASAR IYO ITOOBIYA .







W/Q Fahad shaakir x xasan Nicosia Cyprus Facebook, fahad shaakir xaji xasan