Xukumada Ma Is Dhex Galbay U Furtay Ciyaara Mise Dhimashada Dhalinyarada?W/Q;Cabdirisaq Koronto

0
Friday November 11, 2016 - 17:47:45 in by salman abdi
  • Visits: 1550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada Ma Is Dhex Galbay U Furtay Ciyaara Mise Dhimashada Dhalinyarada?W/Q;Cabdirisaq Koronto

    Ciyaaraha Gobolada Somaliland Mudadii Xukumada Kulmiye Jirtay Waxa La Qabtay Dhawr Jeer Waxaana Ka soo Qayb Galay Sadex Iyo Tobadan Gobol Markii Ugu Horeesay Ciyaaruhu Waa Is DHex Galka Bulshada Mudadii Hogaminaayey Hogaaanka Dalka Madaxweynaha Somal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaraha Gobolada Somaliland Mudadii Xukumada Kulmiye Jirtay Waxa La Qabtay Dhawr Jeer Waxaana Ka soo Qayb Galay Sadex Iyo Tobadan Gobol Markii Ugu Horeesay Ciyaaruhu Waa Is DHex Galka Bulshada Mudadii Hogaminaayey Hogaaanka Dalka Madaxweynaha Somaliland Mudan Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo)

Dalka Laga Hir Galiyey Ciyaaro Si Toos Ah Loo Daawado Balse Nabad Galyada Wax Badan U Dhima Sidoo Kale Waxay Dib U Soo Celiyeen Qabyaaldii Waxaana Ka Soo Baxaya Iney Aan Xukumadu Awood U Lahayn Iney Ka Shaqeeyso Ciyaaraha Ee Hada Waxa Cad Iney XUkumadu Somaliland Ee Magac Ku Dooneyso Ciyaaro Intaas Oo Kaliya Loo Qabto, Taasi Sababtay In Dhalinyaro Somaliland Maalin Walba Ku Dhinteen Halka Qaar Kale Oo Badani Uu Ka Soo Gaadho Dhaawacyo Halis Ahi Waa Dhalinyaradii Koobneed Ee Ka Soo Hadhay Aafada tahriibka

Waxaana Diirada Saari Doonaa Kulamdadii  Sanad Walba Halis TGaliyey Nabad Ee Sababay Dhimasha Iyo Dhaawaca Dhalinyarda 

Bal Dib U Eegno Ciyaarihi Ugu Halista Badnaa Ciyaartii Dhexmaraty Sanadkii 2011 

Gobolada Togdheer Iyo  Hawd Oo Ahayd Mid Xasuus Ma Guurta KU Reebtay Qalbiya Bulshada Mgaalada Burco Waxana Magaalada Burco Mudo Afara Saacadoo Ah OO Xidhiidh Ahaa Ka Dhacayse Rasaas Oo Sabatay Dhawaacyo Badan Waxaana Magaaladu Isku Badashay Muuqaal Goob Dagaal

Ciayaarihi Muda Dib Loo Dhigay Ee Ka Socday Gobolka Awdal Ee hada Sanad Ka Dib Xukumadu Di U Bilowday Ciyaarahaasi Waxaana Ciyaaihii Lugta Hore Lagu Qabtay Magaalada Borame Ee Xarunta Gobolka Awdal Sababeen Dhimashada Dad Dhalinyaro Ah Taasi Oo Ay Ku Dhacday Rasaas AY Fureen Ciidamada Aminigu Ciyaarihii Gobolka Awdal Lagu Ciyaaray Waxay Hoy U NOqdeen DHimashada Curdinka Dhalinyarda Somaliland Waxayna Bulshadu Su’aalo Iska Weydiisay Sababta Keeneysa Ciyaaro Aan Macno Badan ahayn Ay Sabab U Nqdeen DHimashada Dhalinyaradeena?

Ciyaaro Sedex Ciyaaroo Oo Dhex Maray Xulalka Gobolada Daadmadheedh Iyo Hawd Baa Noqday Ciyaaraha Halis Galiyey Amniga Ciyaarta Adag Loo Afar Dhamaaadka Lagu Baxaayey Koobka Gobolada Dalka Ee Socda Caasiada Somaliland Ayaa Waxay Sababtay Iney Ku Dhacaan Ciidanaka Amaanka Taageraayasha Xulalkaasi Waxaayna Sababtay Iney Dhaawac Ka Soo Gaadhay Ugu Yaraan Shan Iyo Laabatan Qof Sida Uu Xaqiijiye Wasiirka Waaaarda Caafiaadka Somaliland Xaglo Toosiyey Dhawaacyadasi Qaar Kamida Ayaa Hali ahaayeen,

Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Somaliland Ayaa Garsoorka Dhex Dhaxaadinaaya Ciyaaraha Inta Badan Sabab U Ah Isku Dhaca Taageerayaasha Marka Uu Mudo Cadeen Kari Waaya Gool Dhashamay Ama Qalad Dhacay Taasi Waxay Cadeen Buxda U Tahay In Garsoorku Aanu Qabin Tabar Heer Caalami Ah Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaruhuna Inta Badan Kama Hadlaan Waxa Halkaasi Ka DHaca Bal Ariahaasi Oo DHan Waxa Dusha Ku Qaata Ciidama Booliska Oo Ka Hadla Taasi OO Bulshada Maskaxdeeda Ka Guuxaysa Sababta Ay Uga Gaabsadaan Masuulintaasi

 

Xukukumada Talada Halkay Haysaa Waxay Sanadkasta Qabataa Ciyaaraha Gobolada Dalka Waxaan Sabab U Noqdeen Iney Galaafteen Curada Ama Hanado Ay Hooyo Mudo jaran Jarada Nolshada Ka Soo Saartay Waxay Hooyoadu Haoy U Noqatay Murugada Balaadhan Ee Dhimashada Hanadkeedii Wali Waxa Cada Xukumada Oo Lagu Xakaeeyo Rabshadaha Ka Dhasha Ciyaaraha Ma Soo Bandhigin Laakiin Xalka

W/Q Cabdirisaaq Cabdilaahi Adaan (Koronto)
Burco/Somaliland
Contact:Koronto935@gmail.com