Hogaamiyaha Suuban
Hogaamiyaha suubani waa midka hogaamiye daacada u ah bulsha uu hogaamiyaha uyahay.
Hogaamiyaha suubani waa mid ku sifoobay damiir wanaagsan, aqoon diineed, khibrad hogaamiye akhlaaq wanaagasand hagaysiga dhagaysiga dareenka bulshadiisa .
Hogaamiyaha subani waa midka garwaaqsada ama dreemi kara baahida ay uqabaan bulshada uu hogaamiyaha uyahay, waa midka dhiiri galiya dadka fikirka iyo afkaaraha lawadaaga bulshada tix galinaya cabashooyinkooda iyo wixii baahi dooda ah.
Hogaamiyaha suubani waa midka ku sifoobay habdhaqanka wanaagsan ee diinteenu ina farayso iyo akhlaaqiyaadka wanaagsan ee dheega ku haysa dabee cadihiisa uu illhay ku ubuuray.
Hogaamiyaha suubani waa midka aan khiyaamayn ama aan xambaarin danaha dalalka shisheeye isagoo tix galinaya bulshada uu hogaamiyaha uyahay isgoo waliba hantida dalku uu leeyahay cidgaara ama degaan ama dalgaara siinayn sida hogaamiye xisbi ama argagaxiso.
Hogaamiyaha suubani waa midka farxad galiya, ee lashakaysata , uraxleeya ee niyada udhisa, ee samaha iyo waanaga fara bulshada uu hogaamiyaha uyahay.
Hogaamiyaha suubani waa midka bulshadiisa la qayb sada musiibooyinka dabiiciga ah ee degaanka ku yimaada sida
=abaaro afeeyey degaanka
=fahaad wabi ama doox
=xanuuno ka dilaacay degaanka
=biyo la,aan
Iyo dhamaan waxyaabaha deganka kub habsda isgoo udaacada bulshada uu hogaamiyha uyahay…………………..lasoco qaybaha danbe.
Waa qalinkii axmed baashe cali shire
Axmed somali44@gmail.com
afkashacabka
office haragaisa
Hogaamiyaha Suuban
Hogaamiyaha Suuban W/Q Axmed Baashe cali )Shire)