La Dagaalan Caajiska: 7 Tallaabo Oo Dawo u ah

0
Wednesday February 19, 2014 - 16:28:10 in by London Office
  • Visits: 2374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    La Dagaalan Caajiska: 7 Tallaabo Oo Dawo u ah

    Caajis badan iyo boring ma dareenta? Ma iska wayday xiisihi aad hawlaha ku qaban jirtay? Waxyaabihi aad jaclayd xiisahay lahaayeen ma ka wayday?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caajis badan iyo boring ma dareenta? Ma iska wayday xiisihi aad hawlaha ku qaban jirtay? Waxyaabihi aad jaclayd xiisahay lahaayeen ma ka wayday?
Sideed dareenka iskaga biin lahayd? Sii akhri si aad uga faaidaysato:

1.Qabo wax ka duwan waxyaabahad qaban jirtay:markaad wax ku
celcelisid xiisuhu doonto ha yeeshe marka u danbaysa waad ka xiiso jabi
doonta. Ku dadaal inaad kala gadgadiso waxyaabahad qabatid. Wadada aad
mari jirtay bedel, dad cusub la kulan, asxaabti inbadan isarag la kulan,
buug cusub akhri.

2.Is xasuusi hadafkaaga: imisa hawlood ayaad ka niyad jabtay?
Marku ku galo dareen noocas ah islamarkiiba is xasuusi hadafkaaga.
Marnaba ha ilaabin sababta hawsha u bilowday, is xasuusi muhiimada
hawshu leedahay ka dibna ka fikir sidii aad qaab cusub ugu wadi lahayd.

3. Cadceeda u bax: inkasto ay jirto dhibaatoyn badan marka
cadceeda la socsocdo laakin markaad inyar aad cadceeda u baxdid wuxu
leeyahay faaidoyn badan ka mid ah inu dareenkaaga bedelo, habeenka hurdo
wanaagsan qaadatid, dhiig-karka hoos u dajiyo.

4.Nasasho qaado: markaad inbadan shaqaysid maskaxduna daasho
waxa lagamamaarmaan ah inaad nasasho qaadatid si aanad caajis u
dareenmin. Markaad nasasho qaadatid waxaad helaysa energy cusub aad ku
shaqayn lahayd.

5.Is dhiiri gali:Markasta Naftaada waxad uu Sheegta inaad wax Qabsan Kartid

6. Jimicso: markaad inyar jimicsatid isla markiiba waxaad
dareenmaysa furfurnaan iyo farxad., dhiiga ku furfurmaya.

7. Faaidoynka hawshad wadid is xasuusi.

Adnaan Shawhaaye
Afka Shacabka 
Holland