Badhasaabka Togdheer Oo Noqday Jawharad Dahab Ah Oo Ay Heshay Nus Qarni Gobolka Togdheer W/Q Xasan Maxamed Yoonis

0
Saturday November 26, 2016 - 09:29:53 in by salman abdi
  • Visits: 1095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Togdheer Oo Noqday Jawharad Dahab Ah Oo Ay Heshay Nus Qarni Gobolka Togdheer W/Q Xasan Maxamed Yoonis

    Qarmooyinkan oo aan Ku Eegi Doono Badhasabka Togdheer Hormarka U Ku Talaabsaday Islamarkaana Ka Dhabeeya Balanqaadada U Qaado Cida U Xukumayo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarmooyinkan oo aan Ku Eegi Doono Badhasabka Togdheer Hormarka U Ku Talaabsaday Islamarkaana Ka Dhabeeya Balanqaadada U Qaado Cida U Xukumayo,


Badhasabka Togdheer Maxamed ibraahim aadan qabo waxa uu laso magacaabay in mudo ko hor Badhasabka Togdheer Isaga Oo Markaasi Balanqaaday Inuu wax badan ka badali dono hananka gobolka togdheer

Badhasabka maxamed ibraahim aadan qabyotire wuu ka dhebayay waxana uu noqday mid lagu majeerto shacabka togdheerna ay ka helaan hormarka uu la rabo gobolka wanay kale shaqeeyeen Shacabkiisau Se Xarunta Maamulka Gobobalka togdheer waxa uu aha amid inti badhasabka togdheer ka hore iska xidhnaa masuul lasoo magacabana u carara kolba hargaysa lakiin badhasabkani waxa uu noqday mid ku nagaada soona celiya hananka kale danbayneed ee dawladinimo waxana uu ka shaqaysayisiy qaar badan oo wasarada ku magacwana oo iska qaadan jiray musharahadka ,

Maxamed ibraahim aadan qabyotire kuma khaasirin magaca ay u heleen bulshada Burco Waana mid ay la beegsadeen waxana kaalin mugleh oo hadaanu joogin anay dhacdeen ka galay gurmadka lagu jire Abaaraha bahsan ee Ku Dhyftay Gobolka Togdheer Iyo Gobalada Bariga Oo Ka Shaqayay badhasaabku inuu la duruf qaybsado waxana xasuusta oo aan warbaahinta ka maqlay adeero meeshan aad soo bookhatay masuul dawladeed ma iman adna waxbaad nasoo gaadhsisay wata iso jidatay ee igu kaliftay inaan daba galo oo aan bulshada u sheego badhasabka togdheer inuu yahay mid lagu daydo.


W/Q Xasan Maxamed Yoonis

Hassan_Md@gmail.com

Burco/Somaliland


*********************************************************************


Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga